Degaanka ka illaali xaalufka

Abuur dhirta

Halhayskeenu waa sidii loo ilaalin lahaa  bee ada loogana ilaalin lahaa xaalufka dhirta, ugaarta iyo degaanka 

1500+

Xalkeenu waa illaalinta degaanka iyo dhirta

Ilaalinta degaanka iyo dhirta waxay laf dhabar u yihiin nolosha noolaha oo dhan

Si loo xaqiijiyo degaan caafimaad qaba oo aan xaalufin dhireed, mid xoolaad iyo mid ugaareedba lahayn waa in aan ilaalino bee ada

Kor u qaadista wacyiga wacyigelinta ee jiilasha yar iyo kuwa hore ee saamaynta isbeddelka degaanka iyo xaalufka dhulka, xoolaha nool iyo ugaarta duurjoogta ah

Qorshaheena mustaqbalka

Waa qaybo ka mid himilada iyo hadafyada aan hiigsanayno taaso lagu kobcin doono dalka iyo dadka

Beerida geedaha

Dhirta waa laf-dhabarka nolosha Aadanaha oo la’aanteed nolol am jiri kartio dad, duunyio iyo degaanba

Wacyigelin

Beeridda geedaha waa mid lagama maarmaan u ah abuurista degaan waara oo caafimaad qaba, Sii akhriso

Ilaalinta dhirta

Hubinta caafimaadka iyo badbaadada dhirta waa muhiim si loo helo , isku dheellitirka nidaamka deegaanka,